Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
labo bukta ma is baaniyaan.
La jiifiyaana bannaan, La joojiyaana bannaan.
laabtu low ma aha hadba la laalaabi karo.
Laba layskuma daro: bidaar iyo timo, baryo iyo ad-adayg.
Laba qaawan isma qaaddo.
laba tallaabo dhexdood baa talo ka dhalataa.
Labaatan jir intuu geed ka booduu talo ka boodaa.