Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Laba layskuma daro: bidaar iyo timo, baryo iyo ad-adayg.
La jiifiyaana bannaan, La joojiyaana bannaan.
laabtu low ma aha hadba la laalaabi karo.
Laba qaawan isma qaaddo.
laba tallaabo dhexdood baa talo ka dhalataa.
Labaatan jir intuu geed ka booduu talo ka boodaa.
labadii qaydhin ku qaybsatay bisayl iskuma cawrido.