Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
ishaadu waa kula da’ dhegtaaduna way kaa da’wayn tahay.
ibtileysan ayaa belaayo tilmaanta.
Il ibtilaysan ayaa balaayo tilmaanta.
Illeyn doqoni qiiq kama kacdee daamankey meer meerisaa.
In habari gasho, hali ma qaado.
inantay hooyadeed hadhuudhka tuntaa iyana haadintay barataa.
Inantii hooyadeed hadhuudhka tuntaa, iyana hufkiyo haadiskay barataa.