Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
In habari gasho, hali ma qaado.
ibtileysan ayaa belaayo tilmaanta.
Il ibtilaysan ayaa balaayo tilmaanta.
Illeyn doqoni qiiq kama kacdee daamankey meer meerisaa.
inantay hooyadeed hadhuudhka tuntaa iyana haadintay barataa.
Inantii hooyadeed hadhuudhka tuntaa, iyana hufkiyo haadiskay barataa.
indho is jecel isma eegi karaan.