Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
inneen daaman nool ma daalaan, oo dad baan nahay kaama daayaan.
ibtileysan ayaa belaayo tilmaanta.
Il ibtilaysan ayaa balaayo tilmaanta.
Illeyn doqoni qiiq kama kacdee daamankey meer meerisaa.
In habari gasho, hali ma qaado.
inantay hooyadeed hadhuudhka tuntaa iyana haadintay barataa.
Inantii hooyadeed hadhuudhka tuntaa, iyana hufkiyo haadiskay barataa.