Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Harag sagaaro iiga kac ma ahee iiga durug ma leh.
Hurdo habar ma koriso.
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey.
Haani guntay ka tolantaa.
Habaar waalid ma hadho.
Habar baas inan baas bay ahayd.
Habar caal weydey durey bay hafartaa.