Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Hadii aad dhimanayso dhareerkaa layska duwaa.
Hurdo habar ma koriso.
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey.
Haani guntay ka tolantaa.
Habaar waalid ma hadho.
Habar baas inan baas bay ahayd.
Habar caal weydey durey bay hafartaa.