Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Haddaan sacabka xeeli ku jiran, maxaa habeenkii loo tumaa.
Hurdo habar ma koriso.
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey.
Haani guntay ka tolantaa.
Habaar waalid ma hadho.
Habar baas inan baas bay ahayd.
Habar caal weydey durey bay hafartaa.