Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Haddaad hungurooto waa la hadlaa oo habaa la dhisaa wax laug helo.
Hurdo habar ma koriso.
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey.
Haani guntay ka tolantaa.
Habaar waalid ma hadho.
Habar baas inan baas bay ahayd.
Habar caal weydey durey bay hafartaa.