Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Haday fooli timaado gudo qarsiimo reeban.
Hurdo habar ma koriso.
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey.
Haani guntay ka tolantaa.
Habaar waalid ma hadho.
Habar baas inan baas bay ahayd.
Habar caal weydey durey bay hafartaa.