Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Hadalna sii dhehbaa diley hanbana sii hudhbaa dishay.
Hurdo habar ma koriso.
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey.
Haani guntay ka tolantaa.
Habaar waalid ma hadho.
Habar baas inan baas bay ahayd.
Habar caal weydey durey bay hafartaa.