Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Hadalka kiisa kulul iyo kiisa qaboobi meel buu isugu tagaa.
Hurdo habar ma koriso.
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey.
Haani guntay ka tolantaa.
Habaar waalid ma hadho.
Habar baas inan baas bay ahayd.
Habar caal weydey durey bay hafartaa.