Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Hadalaw nin si kuu yidhi hawraarayna ninba si kuu qaaday.
Hurdo habar ma koriso.
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey.
Haani guntay ka tolantaa.
Habaar waalid ma hadho.
Habar baas inan baas bay ahayd.
Habar caal weydey durey bay hafartaa.