Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Hadal waa la kala odhan og yahay illaahayna waa la kala bariyi og yahay.
Hurdo habar ma koriso.
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey.
Haani guntay ka tolantaa.
Habaar waalid ma hadho.
Habar baas inan baas bay ahayd.
Habar caal weydey durey bay hafartaa.