Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Habar Jeclo, hadalka dib bay u gocotaa.
Hurdo habar ma koriso.
Haad habeen kacay waxbaa kiciyey.
Haani guntay ka tolantaa.
Habaar waalid ma hadho.
Habar baas inan baas bay ahayd.
Habar caal weydey durey bay hafartaa.