Qaamuuska Asalka
yeeg-bisaliim
(-mo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena saddex dhibcood ku leh. ld saliim-biyeeg.
Erayo la-mid ah
yeegTurub hal dhibic leh oo ka sarreya baashiga. ld yake (2), ye…yeeg-bibiishDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac…yeeg-bicaddaanDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac…yeeg-bidoohDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac…yeeg-bijoohaarDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag- galay dhina…yeeg-bishiishDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay, dhinac…yeegtiisBisha ku dhammaata kow iyo soddon.

