Qaamuuska Asalka
yeeg-bijoohaar
(-rro, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag- galay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kalena afar dhibcood ku leh. ld joohaar-biyeeg.
Erayo la-mid ah
yeegTurub hal dhibic leh oo ka sarreya baashiga. ld yake (2), ye…yeeg-bibiishDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac…yeeg-bicaddaanDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac…yeeg-bidoohDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac…yeeg-bisaliimDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac…yeeg-bishiishDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay, dhinac…yeegtiisBisha ku dhammaata kow iyo soddon.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
