Qaamuuska Asalka
yeeg-bidooh
(-hyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kalena laba dhibcood ku leh. ld dooh-biyeeg.
Erayo la-mid ah
yeegTurub hal dhibic leh oo ka sarreya baashiga. ld yake (2), ye…yeeg-bibiishDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac…yeeg-bicaddaanDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac…yeeg-bijoohaarDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag- galay dhina…yeeg-bisaliimDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag-galay dhinac…yeeg-bishiishDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay, dhinac…yeegtiisBisha ku dhammaata kow iyo soddon.

