Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xusuusqor

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Buug lagu qoro waxyaabaha la doonayo inaan la illaawin.

Erayo la-mid ah

xusulduubOrod gacmuhu laaban yihiin xawli gaaban ku ordid.xusulduubidld xusul-duub¹.xusullaysashold xusul-laysi.xusullayso1. Xusul mudasho. 2. Dhudhun wax ku cabbirasho.xusuus1. Awoodda maskaxda ee kaydin- ta dhacdooyinka. 2. Gocashada…xusuusanCid wax horay u dhacay maskaxda ku haysa ahaansho.xusuusashold xusuusad.xusuusdhig1. Meel la dhigo dukumentiga muhimka ah. 2. Dhigidda meel ta…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms