Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xusuus

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Awoodda maskaxda ee kaydin- ta dhacdooyinka. 2. Gocashada dhacdo qof raad ku reebtay.

Erayo la-mid ah

xusulduubOrod gacmuhu laaban yihiin xawli gaaban ku ordid.xusulduubidld xusul-duub¹.xusullaysashold xusul-laysi.xusullayso1. Xusul mudasho. 2. Dhudhun wax ku cabbirasho.xusuusanCid wax horay u dhacay maskaxda ku haysa ahaansho.xusuusashold xusuusad.xusuusdhig1. Meel la dhigo dukumentiga muhimka ah. 2. Dhigidda meel ta…xusuusiCid waxay ilowsanayd garwaaqsiin.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms