Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xusulduub

(-bay, -btay)
Falmg1

Macnaha

Orod gacmuhu laaban yihiin xawli gaaban ku ordid.

Erayo la-mid ah

xusulduubidld xusul-duub¹.xusullaysashold xusul-laysi.xusullayso1. Xusul mudasho. 2. Dhudhun wax ku cabbirasho.xusuus1. Awoodda maskaxda ee kaydin- ta dhacdooyinka. 2. Gocashada…xusuusanCid wax horay u dhacay maskaxda ku haysa ahaansho.xusuusashold xusuusad.xusuusdhig1. Meel la dhigo dukumentiga muhimka ah. 2. Dhigidda meel ta…xusuusiCid waxay ilowsanayd garwaaqsiin.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms