Qaamuuska Asalka
xoogxaraash
(-shyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Qof ku shaqeeya wax yar nolol maalmeedkiisa.
Erayo la-mid ah
xoog1. Kartida muruqyadu u yeeshaan culays qaadidda. 2. (-gag, mā¦xoog(fiis.) Summad F. Fal kasta oo beddela ama isku daya inuu beā¦xoog1. Wax khasab ku qaadasho. 2. Haweeney kufsasho.xoog-bah-isjiidad(fiis.) Xoog isjiidadka ka dhexeeya atamyada iyo molikiyuulaā¦xoog-danabwade(fiis.) (XDW) Keyd faraqa ugu weyn ee uu dhaliyo il-danab (sā¦xoog-xuddun-ka-jeed(fiis.) Xoog xuddun ka-jeed. Xoog xuddumeed raadkiisa ladareā¦xoog-xuddun-ujeedXoog xuddumeed le'eg, lidna ku ah jihada xoog xuddun ka-jeedā¦xoogaa/dh Waxaan badnayn; in yar.

