Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xoog

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Kartida muruqyadu u yeeshaan culays qaadidda. 2. (-gag, m.l) Ciidan. 3. (- gag, m.l) Kubka intiisa hore u jeedda. 4. (fiis.) Riixidda ama jiididda ku dhacda wax.

Erayo la-mid ah

xoog-bah-isjiidad(fiis.) Xoog isjiidadka ka dhexeeya atamyada iyo molikiyuula…xoog-danabwade(fiis.) (XDW) Keyd faraqa ugu weyn ee uu dhaliyo il-danab (s…xoog-xuddun-ka-jeed(fiis.) Xoog xuddun ka-jeed. Xoog xuddumeed raadkiisa ladare…xoog-xuddun-ujeedXoog xuddumeed le'eg, lidna ku ah jihada xoog xuddun ka-jeed…xoogaa/dh Waxaan badnayn; in yar.xoogeeWax xoog leh ka dhigid.xoogeysoXoog yeelasho.xoogoobidld xoogow¹.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms