Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xoog-danabwade

(-dayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(fiis.) (XDW) Keyd faraqa ugu weyn ee uu dhaliyo il-danab (sida baatari), una dhexeeya cidhi- fyada il-danabka. Xoogga danab wadidda isha danabka (baatari) waxaa si sahlan loo cabbiri karaa, marka aanu ku xidhnayn mareeg danab. Waxa lagu cabbiraa foolt (v).

Erayo la-mid ah

xoog1. Kartida muruqyadu u yeeshaan culays qaadidda. 2. (-gag, m…xoog(fiis.) Summad F. Fal kasta oo beddela ama isku daya inuu be…xoog1. Wax khasab ku qaadasho. 2. Haweeney kufsasho.xoog-bah-isjiidad(fiis.) Xoog isjiidadka ka dhexeeya atamyada iyo molikiyuula…xoog-xuddun-ka-jeed(fiis.) Xoog xuddun ka-jeed. Xoog xuddumeed raadkiisa ladare…xoog-xuddun-ujeedXoog xuddumeed le'eg, lidna ku ah jihada xoog xuddun ka-jeed…xoogaa/dh Waxaan badnayn; in yar.xoogeeWax xoog leh ka dhigid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms