Qaamuuska Asalka
xoodo
FalGoobjoog
Macnaha
/mg3 (-ooday, -oodatay) 1. (f.g) Xarig iwm oo dabacsan togid. 2. (f.g) Ceel si xood ah u shubid. 3. (f.mg) U x.: salaax ku raaxaysasho.
Erayo la-mid ah
xood1. Ul yar; dhenged. 2. Xoodamis; salaax.xood1. Xoodamis; salaax. 2. Hab ceelasha qaarkood loo shubo.xoodXarig iwm oo dabacsan togid.xood-taabte(xis.) Garaaf fansaar tanjent. Kulannada kartis ee y=tanx wa…xoodaamiJir nafley salaaxid.xoodanWax la xooday ahaansho.xoodanWax la xooday noqosho.xoodbeeg(xis.) Xoodbeeggu waa fogaanta u dhexeysa xoodka iyo kulmisk…

