Qaamuuska Asalka
xoodbeeg
(-gmo, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(xis.) Xoodbeeggu waa fogaanta u dhexeysa xoodka iyo kulmiska oo loo qaybshay fogaanta u dhexeysa xoodka iyo jeedshaha. Nooca toobineed waxa uu ku xiranyahay qiimaha saamiga halbeegga (e). Marka e<1 toobi- needku waa qabaal; marka e=1 toobineedku waa saab iyo marka e>1 toobineedku waa labo saab.
Erayo la-mid ah
xood1. Ul yar; dhenged. 2. Xoodamis; salaax.xood1. Xoodamis; salaax. 2. Hab ceelasha qaarkood loo shubo.xoodXarig iwm oo dabacsan togid.xood-taabte(xis.) Garaaf fansaar tanjent. Kulannada kartis ee y=tanx wa…xoodaamiJir nafley salaaxid.xoodanWax la xooday ahaansho.xoodanWax la xooday noqosho.xoodeXarig sida badan saan ka samaysan oo dhigaha kor looga xiro.

