Qaamuuska Asalka
xood-taabte
(-tayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(xis.) Garaaf fansaar tanjent. Kulannada kartis ee y=tanx waa xood kalgal ah oo leh laamo kala baxsan oo mid kasta leh bar rogmad halka dhibibka-x kuna laacsan xarriiqyada x=+ , + 3 , + 5 iwm.
Erayo la-mid ah
xood1. Ul yar; dhenged. 2. Xoodamis; salaax.xood1. Xoodamis; salaax. 2. Hab ceelasha qaarkood loo shubo.xoodXarig iwm oo dabacsan togid.xoodaamiJir nafley salaaxid.xoodanWax la xooday noqosho.xoodanWax la xooday ahaansho.xoodbeeg(xis.) Xoodbeeggu waa fogaanta u dhexeysa xoodka iyo kulmisk…xoodeXarig sida badan saan ka samaysan oo dhigaha kor looga xiro.

