Qaamuuska Asalka
xisaabtan
(-amay, -antay; -ami)Falmg1
Macnaha
Laba dhan xisaab meel isla dhigid.
Erayo la-mid ah
xisaab1. Wax inta tiradoodu la egtahay. 2. Garsoorka uu Eebbe aakh…xisaab1. Waxa jira siyaabo badan oo loo qeexi karo xisaabta, hase …xisaab1. Wax tirin. 2. Garsoor samayn (Ilaah).xisaabaadMaamul lacag oo hay'adi leedahay.xisaabanWax la xisaabay ahaansho. ld xisaabsan.xisaabashold xisaabsasho.xisaabidld xisaabin.xisaabiyeQof maamula lacag hay'ad dawladeed, shirkadeed, wakaaladeed …

