Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xisaab

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Wax inta tiradoodu la egtahay. 2. Garsoorka uu Eebbe aakhiro mariyo addoomadiisa. 3. Cilmiga tirooyinka iyo joometeriga.

Erayo la-mid ah

xisaabaadMaamul lacag oo hay'adi leedahay.xisaabanWax la xisaabay ahaansho. ld xisaabsan.xisaabashold xisaabsasho.xisaabidld xisaabin.xisaabiyeQof maamula lacag hay'ad dawladeed, shirkadeed, wakaaladeed …xisaabnaanld xisaab- naansho, xisaabsanaan, xisaabsanaansho.xisaabnaansho/dh ld xisaabnaan.xisaaboWax tirsasho. ld xisaabso.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms