Qaamuuska Asalka
xisaaban
(-bnaa, -bnayd)Falmg4
Macnaha
Wax la xisaabay ahaansho. ld xisaabsan.
Erayo la-mid ah
xisaab1. Wax inta tiradoodu la egtahay. 2. Garsoorka uu Eebbe aakh…xisaab1. Waxa jira siyaabo badan oo loo qeexi karo xisaabta, hase …xisaab1. Wax tirin. 2. Garsoor samayn (Ilaah).xisaabaadMaamul lacag oo hay'adi leedahay.xisaabashold xisaabsasho.xisaabidld xisaabin.xisaabiyeQof maamula lacag hay'ad dawladeed, shirkadeed, wakaaladeed …xisaabnaanld xisaab- naansho, xisaabsanaan, xisaabsanaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
