Qaamuuska Asalka
xiriirsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax, wax kale ku daba xiran ahaansho.
Erayo la-mid ah
xiridld xirniin.xiriir1. Qaab wax is daba yaalla ay isugu xiran yihiin. 2. Cilaaqa…xiriirąriir¹.xiriir1. Wax si aan kala go' lahayn isu daba jooga noqosho. 2. La …xiriirfurWax isku xirnaa kala furid.xiriirfurashold xiriir- furad.xiriirfuridld xiriirfur¹.xiriirfuroKa x.: awr iwm wixii uu ku daba xirnaa ka furasho.

