Qaamuuska Asalka
xiriirfuro
(-rtay, -ratay)Falmg3
Macnaha
Ka x.: awr iwm wixii uu ku daba xirnaa ka furasho.
Erayo la-mid ah
xiridld xirniin.xiriir1. Qaab wax is daba yaalla ay isugu xiran yihiin. 2. Cilaaqa…xiriirąriir¹.xiriir1. Wax si aan kala go' lahayn isu daba jooga noqosho. 2. La …xiriirfurWax isku xirnaa kala furid.xiriirfurashold xiriir- furad.xiriirfuridld xiriirfur¹.xiriiri1. Dad xiriir wanaagsan la yeelasho. 2. Awr iwm isku daba xi…

