Qaamuuska Asalka
xiriir
(-rro, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qaab wax is daba yaalla ay isugu xiran yihiin. 2. Cilaaqaad ka dhexeeya laba qof ama ka badan. 3. Urur lammaaneyaal horsan, ama isku xir ka dhexeeya kutirsaneyaasha urur ama ururro.
Erayo la-mid ah
xiridld xirniin.xiriirfurWax isku xirnaa kala furid.xiriirfurashold xiriir- furad.xiriirfuridld xiriirfur¹.xiriirfuroKa x.: awr iwm wixii uu ku daba xirnaa ka furasho.xiriiri1. Dad xiriir wanaagsan la yeelasho. 2. Awr iwm isku daba xi…xiriiridld xąriirid.xiriiriye1. Qof bar- naamijyada ka baxa raadiyaha, telefishinka iwm d…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
