Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xeeldheeraansho

MagacLafdheeri

Macnaha

/dh ld xeeldheeraan.

Erayo la-mid ah

xeelTab iyo maaro wax lagu xalliyo. ld xeelad, xeelo, xiilo.xeelaynld xeeladayn.xeeldheerKu x.: cid aqoon dheeraad ah wax u leh ahaansho.xeeldheeraanld xeel-dheeraansho, xeeldheeri.xeeldheereQof aqoon iyo waaya-aragnimo dheeraad ah u leh qayb cilmiga …xeeleeArrin loo baahanyahay tab ku maarayn. ld xeeladee.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms