Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xeel

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Tab iyo maaro wax lagu xalliyo. ld xeelad, xeelo, xiilo.

Erayo la-mid ah

xeelaynld xeeladayn.xeeldheerKu x.: cid aqoon dheeraad ah wax u leh ahaansho.xeeldheeraanld xeel-dheeraansho, xeeldheeri.xeeldheeraansho/dh ld xeeldheeraan.xeeldheereQof aqoon iyo waaya-aragnimo dheeraad ah u leh qayb cilmiga …xeeleeArrin loo baahanyahay tab ku maarayn. ld xeeladee.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms