Qaamuuska Asalka
xeelayn
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld xeeladayn.
Erayo la-mid ah
xeelTab iyo maaro wax lagu xalliyo. ld xeelad, xeelo, xiilo.xeeldheerKu x.: cid aqoon dheeraad ah wax u leh ahaansho.xeeldheeraanld xeel-dheeraansho, xeeldheeri.xeeldheeraansho/dh ld xeeldheeraan.xeeldheereQof aqoon iyo waaya-aragnimo dheeraad ah u leh qayb cilmiga …xeeleeArrin loo baahanyahay tab ku maarayn. ld xeeladee.

