Erayo la-mid ah
xayiX. ah: qof waxtar ah ama firfircoon.xayirWax socodkooda ama fuliddooda is-hortaagid.xayiraadXayirmid.xayiraad(taar.) Is-hortaag dhaqaale oo la xiriira joojin ganacsi, dh…xayiranWax socodkooda ama fulintooda la is-hortaagay noqosho.xayiranWax la xayiray ahaansho.xayirmidld xayiran¹.xayirnaanld xayir- naansho.

