Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xayiran

(-rmay, -rantay; -rmi)
Falmg1

Macnaha

Wax socodkooda ama fulintooda la is-hortaagay noqosho.

Erayo la-mid ah

xayiX. ah: qof waxtar ah ama firfircoon.xayirWax socodkooda ama fuliddooda is-hortaagid.xayiraadXayirmid.xayiraad(taar.) Is-hortaag dhaqaale oo la xiriira joojin ganacsi, dh…xayirmidld xayiran¹.xayirnaanld xayir- naansho.xayirnaansho/dh ld xayirnaan.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms