Qaamuuska Asalka
xayi
MagacLafdheerikh
Macnaha
X. ah: qof waxtar ah ama firfircoon.
Erayo la-mid ah
xayirWax socodkooda ama fuliddooda is-hortaagid.xayiraadXayirmid.xayiraad(taar.) Is-hortaag dhaqaale oo la xiriira joojin ganacsi, dh…xayiranWax socodkooda ama fulintooda la is-hortaagay noqosho.xayiranWax la xayiray ahaansho.xayirmidld xayiran¹.xayirnaanld xayir- naansho.xayirnaansho/dh ld xayirnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
