Qaamuuska Asalka
xambaaran
(-rnaa, -rnayd)Falmg4
Macnaha
Wax la xambaaray ahaansho. ld xambaarsan.
Erayo la-mid ah
xambaarLa bixidda gabar la guursanayo xoog lagula baxo. ld xambaari…xambaar1. Wax dhabarka ku qaadid. 2. Ku x.: cid xumaan dhaxalsiin. …xambaaraggudubTabaha legdanka nooc ka mid ah oo labada qof oo legdamaya mi…xambaarashold xam-baarsasho.xambaaridld xambaar¹.xambaarnaanld xambaarnaansho, xambaarsanaan, xam-baarsanaansho.xambaarnaansho/dh ld xambaarnaan.xambaaroDhabar wax ku qaadid, dhabarka wax lagu qaado.
Erayga Manta
taagdaranQof tabar yar ahaansho.
