Qaamuuska Asalka
xambaar
MagacLafdheeri
Macnaha
La bixidda gabar la guursanayo xoog lagula baxo. ld xambaarid.
Erayo la-mid ah
xambaaraggudubTabaha legdanka nooc ka mid ah oo labada qof oo legdamaya mi…xambaaranWax la xambaaray ahaansho. ld xambaarsan.xambaarashold xam-baarsasho.xambaaridld xambaar¹.xambaarnaanld xambaarnaansho, xambaarsanaan, xam-baarsanaansho.xambaarnaansho/dh ld xambaarnaan.xambaaroDhabar wax ku qaadid, dhabarka wax lagu qaado.xambaaro1. Wax dhabarka ku qaadasho. 2. Gabar la guursa- nayo xoog k…

