Qaamuuska Asalka
xambaaraggudub
MagacLafdheeri
Macnaha
Tabaha legdanka nooc ka mid ah oo labada qof oo legdamaya midkood kan kale kor u qaado oo dhulka ku dhufto.
Erayo la-mid ah
xambaarLa bixidda gabar la guursanayo xoog lagula baxo. ld xambaari…xambaar1. Wax dhabarka ku qaadid. 2. Ku x.: cid xumaan dhaxalsiin. …xambaaranWax la xambaaray ahaansho. ld xambaarsan.xambaarashold xam-baarsasho.xambaaridld xambaar¹.xambaarnaanld xambaarnaansho, xambaarsanaan, xam-baarsanaansho.xambaarnaansho/dh ld xambaarnaan.xambaaroDhabar wax ku qaadid, dhabarka wax lagu qaado.

