Qaamuuska Asalka
xagal-masaafo-cabbire
(-rayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(xis.) Aalad lagu qiyaso masaafo xagleedda laba shay.
Erayo la-mid ah
xagaa1. Afarta nur oo sanada midkood; wuxuu u dhexeeyaa guga iyo …xagaa(c.fal.) Loolka dhexe, waa xilliga ku xiga guga, xiddigis ah…xagaafDhul ciid guduud jilicsan leh oo ariga saac u lahayn.xagaafWax siman ka dhigid (dhul).xagaafKabo harag ka sa- maysan oo duug ah.xagaafeDegaxaar.xagaafeeNeef xagaafo shilin, ragaad kaga gurid.xagaafiSi cagajiid ah u socosho.

