Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xagaa

(-aayo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Afarta nur oo sanada midkood; wuxuu u dhexeeyaa guga iyo dayrta; xilliga xagaayadu da'do. ld xa-gaay.

Erayo la-mid ah

xagaafDhul ciid guduud jilicsan leh oo ariga saac u lahayn.xagaafWax siman ka dhigid (dhul).xagaafKabo harag ka sa- maysan oo duug ah.xagaafeDegaxaar.xagaafeeNeef xagaafo shilin, ragaad kaga gurid.xagaafiSi cagajiid ah u socosho.xagaafinld xagaafis.xagaafoBir xalleefsan, godan oo xoolaha shilinta, ragaadka iwm loog…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms