Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xagaafee

(-feeyay, -feysay)
Falg2

Macnaha

Neef xagaafo shilin, ragaad kaga gurid.

Erayo la-mid ah

xagaa1. Afarta nur oo sanada midkood; wuxuu u dhexeeyaa guga iyo …xagaa(c.fal.) Loolka dhexe, waa xilliga ku xiga guga, xiddigis ah…xagaafDhul ciid guduud jilicsan leh oo ariga saac u lahayn.xagaafWax siman ka dhigid (dhul).xagaafKabo harag ka sa- maysan oo duug ah.xagaafeDegaxaar.xagaafiSi cagajiid ah u socosho.xagaafinld xagaafis.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms