Qaamuuska Asalka
xabeed
(c.nafl.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Walax isjiidanayso oo ay ku dhiijiyaan unugyada “goblet” xuub xabeedka korkiisa si uu u ilaaliyo una subko, iyo si uu u soo dabo bakteeriyada, saxarrada boodhka iwm.
Erayo la-mid ah
xabeebCodka dadka oo qeex-naantu ka ba'do ama si fiican u soo bixi…xabeebCod, xabeeb yeelasho.xabeebi1. Cid xabeeb u yeelid. 2. Cid xiijin.xabeebsanWax xabeeb yeeshay ahaansho.xabeebsanaanld xabeebsanaansho.xabeebsanaansho/dh ld xabeebsanaan.xabeebsashold xa-beebsad.xabeebsoWax xabeeb yeeshay noqosho.

