Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xabeebi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Cid xabeeb u yeelid. 2. Cid xiijin.

Erayo la-mid ah

xabeebCodka dadka oo qeex-naantu ka ba'do ama si fiican u soo bixi
xabeebCod, xabeeb yeelasho.xabeebsanWax xabeeb yeeshay ahaansho.xabeebsanaanld xabeebsanaansho.xabeebsanaansho/dh ld xabeebsanaan.xabeebsashold xa-beebsad.xabeebsoWax xabeeb yeeshay noqosho.xabeedWalax isjiidanayso oo ay ku dhiijiyaan unugyada “goblet” xuu

Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms