Qaamuuska Asalka
xabeebso
(-saday, -satay)Falmg3
Macnaha
Wax xabeeb yeeshay noqosho.
Erayo la-mid ah
xabeebCodka dadka oo qeex-naantu ka ba'do ama si fiican u soo bixiâŠxabeebCod, xabeeb yeelasho.xabeebi1. Cid xabeeb u yeelid. 2. Cid xiijin.xabeebsanWax xabeeb yeeshay ahaansho.xabeebsanaanld xabeebsanaansho.xabeebsanaansho/dh ld xabeebsanaan.xabeebsashold xa-beebsad.xabeedWalax isjiidanayso oo ay ku dhiijiyaan unugyada âgobletâ xuuâŠ
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
