Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xabaalnololi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Cid nool aasid.

Erayo la-mid ah

xabaalWax aasid.xabaalQabri.xabaalanWax la xabaalay ahaansho.xabaalaqodeNin dadka dhinta qabriyada u qoda.xabaalaqufQarandi; saddexsuulley.xabaalbilaashIilka maahane xabaasha inteeda kale.xabaalfureDugaagga intooda xabaalaha qodda oo meydka la soo baxa.xabaalidld xabaal¹, xawaal¹.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms