Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

xabaal

(-lo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Qabri.

Erayo la-mid ah

xabaalanWax la xabaalay ahaansho.xabaalaqodeNin dadka dhinta qabriyada u qoda.xabaalaqufQarandi; saddexsuulley.xabaalbilaashIilka maahane xabaasha inteeda kale.xabaalfureDugaagga intooda xabaalaha qodda oo meydka la soo baxa.xabaalidld xabaal¹, xawaal¹.xabaalnaanld xabaal- naansho.xabaalnaansho/dh ld xabaalnaan.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms